Sunday, October 21, 2018
Somali Technology Forum waxaa la aasaasay 2016, si loo leyskugu xiro bahda aqoonta technolojiyada leh ee Soomaaliyeed. qof walba oo daneynaya inuu soo bandhigo aqoontiisa / aqoonteeda xaga IT ga iyo qof kasta oo¬† rabo inuu ka faa ideysto dadka wax soo bandhigaya waa ay ufurantahay si lacag la’aan ah. fikirka boggan oo ah in bulshada Soomaaliyeed ay lahaato meel ay cilmiga ku wadaagaan kalana kororsadaan waxaa hirgaliyay Xisbiga SSUP iyo ururka STF.

Waa barta ay Somalidu ku wadaagi karaan aqoontooda dhanka teknolojiyada kusaabsan, taasoo keeni karta in dhalinta maanta ay dalkooda uga faa ideeyaan aqoonta casriga ah ee Technolojiyadu ku dhisantahay.

Afqalaad aqoontu miyaa?

Omar
Omar Mohamed Mohamoud

Cv Button

OMAR MOHAMED MOHAMOUD

Waa maamulaha iyo aasaasaha Somali Tech Forum

waxa uuna had iyo jeer jecelyahay inuu hormariyo
howlaha uu boggan u haayo bulshada Soomaaliyeed
ee ku kala nool dunida daafaheeda

Cumar oo ah nin dhalinyar kunasoo waxbartay dalka gudihiisa iyo

dibadiisa intaba ayaa soo maray nolol kala duwan oo uu ka bartay

qibrado dheeri ah taasoo uu uga faa ideeyay dad badan oo

dhalinyaro ubadan waxa uuna aad ugu xiranyahay horumarinta

technolojiyada casriga maanta dunidu kutalaabsatay.

hadii aad jeceshahay inaad laxiirto gudoomiyaha ururka Somali Tech Forum

ugu dir fariintaada qeybta Contact US.

 

Mahadsanid